Telefishanka Ugu Caansan Dalka South Africa Oo Waraysi Xasaasi Ah Oo Ku Saabsan Aqoonsiga Somaliland Iyo Siyaasadda Arrimaha Dibeda La Yeeshay Aqoonyahan Jamal Cali Xuseen
June 1, 2017 - Written by Berbera Today
Canada(Berberatoday.com)-Telefishanka ugu Caansan dalka South Africa oo Waraysi Xasaasi ah oo ku Saabsan Aqoonsiga Somaliland iyo Siyaasadda Arrimaha dibeda la Yeeshay Aqoonyahan Jamal Cali Xuseen, Xilli uu ahaa Madaxa ugu Sareeya ee Baankii weynaa ee Citibank qaybtiisa dalka Ivory Coast iyo galbeedka Afrika…arrimaha muhiimka ah ee u jamaal gaadhsiyey Qadiyada aduunka…
https://youtu.be/4XKymTYro7U
Berberatoday.com