berberatoday.com
MASJIDKA XARAMKA: Sawir Laga Qaaday SHIMBIR Ku Dul Degay Gacanta Nin Ku Qushuucay Ducadii Salaadda Taraawiixda
June 6, 2017 - Written by Berbera Today

Makkah(Berberatoday.com)-Sawir laga qaaday Masaajidka barakaysan ee Xaramka, gaar ahaan salaaddii Taraawiixda ayaa waxa aad looga dareemay guud ahaan Dunida kadib markii baraha bulshada aad la iskugu waydaarsaday. Sawirkan ayaa ah mid ninka uu shimbirku dul istaagay gacantiisa ayaa waxa ka muuqatay khushuuc aad u badan waxaan xiligaasi socotay Ducada Witriga ee Salaadda Taraawiixda, sidoo kale shimbirkan ayaa si deggan oo xasilooni ku jirto u dul istaagay gacantaa ninkaasi muslimka ah ee ilaahay gacamihiisa kor ugu taagay.
shimbirka dul istaagay ninka xaramka ku tikanayay (1)Shimbirkan ayaa waxa uu u muuqday in uu yahay mid u fiirsanaya ninkan iyo sida uu u khushuucsanyahay.

Arrintan ayaa ah arrin mucjiso ah taasi oo muujinaysa in iimaanka dhabta ahi uu yahay mid qofka si dhab ilaahay iskugu dhul-dhigo ayaa xataa makhluuqaadka kale u sikhirnaayaan.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews