Ramadaan Kariim”Ku Nasta Hees Nabi Amaan Ah Iyo Codkii Macaanaa Ee Sahra A. Jaamac
June 10, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Akhristayaal iyo dhageystayaal, Maaddaama oo lagu jiro Bisha Barakaysan ee Ramadaan waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa mid ka mid ah Heesaha Nabi amaanka ee ay qaaddo Fannaanada Sahra Axmed Jaamac.
Halkan Hoose ka Dhegayso Heesta Nabi amaanka ah oo qaadeyso Sahra Axmed Jaamac