Libya: Dadaal Lagu Badbaadinayo Dad Magafe Haysto Oo Haayado Caalamiyi Wadaan
June 17, 2017 - Written by Berbera Today
Tripoli(Berberatoday.com)-Hay’adda Qarama Midoobay uqaabilsan arrimaha socdaalka ee IOM ayaa sheegtay in ay jiraan dadaalo lagu soo samata bixiyo ku dhowaad 200 muhaajiriin ah oo ka yimid Somaliya iyo Ethiopia kuwaasoo magafayaal ay afduub ahaan ugu haystaan Libya, sidoo kalena ay ka rabaan Lacag madaxfurasho.