Ururka Al-Shabaab Oo Soo Bandhigay Sawirada Iyo Qaabkii Uu U Dhacay Dagaalkii Ay Dhawaan Ku Qaadeen Ciidamada Puntland
June 17, 2017 - Written by Berbera Today
Bosaso(Berberatoday.com)-Ururka Al-Shabaan Ayaa Waxaa Ay Ayaa Soo Bandhigtay Sawiro Iyo MuuqaalLaga Soo Qaada Weerarkii Dhawaan Ee Ku Qaadeen Xero Ciidanka Daraawiishta Maamulka Puntland Ku Lahaayeen Deegaamka Af Urur Ee Gobolka Bari.

Al Shabaab Ayaa Sheegay Weerarkan In Ay Ku Dileen In Ka Badan 60- Askari Oo Katirsanaa Ciidamada Daraawiishta Puntland , Waxa Ay Sidoo Kale Sheegeen In Ay Ku Qabsadeen Dagaalkaasi Gaadiid Dagaal Iyo Saanad Ciidan.