berberatoday.com
“Waxan Ka Gaadhsiiyay Cali Khaliif Hadba Ka Ugu Dambeeya Ayuun Baa Mujaahid Ah Ee La Wareeg Caawa Khaatumana Inoo Waasici Gudaha Ayaynu Ka Dhex Dagaalamiye”Cali Guray
June 22, 2017 - Written by Berbera Today

Nuxurka fariintan uu Cali Gurey u guntay Cali Khaliif baytal qadiiskeedu waxaa weeyaan Mujaahid Cali Khaliif Galeydh.

Nuxurka fariinta qoraalka ah ee uu Cali Gurey soo dhigay bartiisa bulshada ayaa u dhigneyd sidan

Caawa waxan soo maray Maansoor oo afurkii mindhaa lagu casumay Mujahid Cali Khaliif Galaydh ( Khaatumo san). Maan ogayn cidda casuntay lakiin fariin dhinaca Cali Khaliif iiga timi ayaan ku maray. Waxan ka gaadhsiiyay hadba ka ugu dambeeya ayuun baa mujaahid ah ee la wareeg Caawa Khaatumana inoo waasici gudaha ayaynu ka dhex dagaalami ee dibadda uun inaga daaya halkan ayay ka dhawdahaye. Dadkii meesha yimi markaan eegay gartay inay HA yihiin in kasta oonay ishaydu ku dhicin Suldaankii guud hadana salaadiin kale oo goobjoog ahayd waan arkayay
اللهم بحسن الختام

 

W/Q Cali Guray

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews