Cali Khaliif Oo Furitaanka Distoorka Ku Tilmaamay Xudunta Wada Hadalada
June 24, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Prof.Cali Khaliid Galaydh ayaa sheegay inay u baahan yihiin in dastuurka Somaliland lagu muujiyo awood qaybsiga dalka, waxaanu daboolka ka qaaday in dastuur furistiisu ay xudun u tahay wada hadalka oo arimaha kale ee laga wada hadlaayo lagu salaynaayo.