berberatoday.com
Berbera”Xildhibaano Ka Degaanadii Laga Soo Doortay Dhul Boob Iyo Macdan Qodasho Sharcidaro Ah Kula Noqday Iyo Bulshadii Soo Dooratay Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay
July 1, 2017 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)Qaar ka mida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Ee Degmada Berbera Qaarkood  Ayaa  Boobkii Ugu Badnaa Ku haya Dhuldaaqsimeedkii Xoolahu Ku foofaayeen ee degmada mandheera ,

Xildhibaanadaasi Ayaa ah Kuwa  Laga soo doortay Jiidaha Galbeed Ee Gobolka Gobolka Saaxil  Ayaa Boobkii Ugu Badnaa Ku haya Dhulkii Xoolahu Ku foofaayeen Ee Dhuldaaqsimeedka Ahaa “

Xildhibaan Rashiid Aw Xasan Iyo Xildhibaan Maxamuud Cabdilaahi Aw Aadan(Bidhiidh)  Ayaa  Muddooyinkii U danbeeyay Dadka Ku dhaqan Degmada Mandheera Qaybaheeda Kala duwani  ay Cabasho Xoogan Ka mujinayeen oo ku sababsan dhul boobka ay ku hayan degaanka xooluhu daqayeen

Warbaahinta Madaxa Banaan Ee Gobolka Saaxil qaar kood  Ayaana Booqatay Deeganada Ay Cabashadani Ka taagantay  Ee Degmada Mandhera ,Waxaana Ay Noo Xaqiijiyeen In Wakhtigan Xildhibaan Bidhiidh Waageertay Dhul cabirkiisu yahay  ilaa 3km   Kaasi oo Ahaa Meelahii Xoolahu Ku foofijireen Ee Ay Daaqijireen   Kuna Yaala Magaalada Abdaal Sokadeeda Oo Looyaqaano( Isasudhan)Waxaan Taasi Bedelkeeda Keentay In Uu Dadkii Deegaankaasi Deganaa Ku daydo Oo Nin Waliba  Ooto Meel Gaadhaysa Ilaa 3km,Waxaana Ay Taasi Keentay iska hor imaad

Dhexmara Dadkii Deegaankaasi iyo Xoolo Dhaqatadi Kaasi Oo Salka Kuhaya Xaalada Wakhtigan Taagan Ee Dhinaca  Dhulka Ah ,Kunadayday Halka Uu Xildhibaankoodii Maray

Xildhibaan Rashiid Aw Xasan Oo Kamida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Ee Degmada Berbera Ayaa Muddooyinkii Udanbeeyay Wadday Xaalada Kataagan Deegaanka Xamaas ,Taasi Oo La xidhiidha Dhinaca Macdan Qodista ,Waxaana Dadka Deegaan Kaasi Degan Oo Sida Fiinta Uga Qayliyay Buuraha Dhagaxa Laga Raraayo Ee Nuur Baqayaale,Isheegeen Inuu Usoo Igmaday In Buurahaasi Dhagaxii Yaalay Gebi Ahaanba Iskarogooyin Lagu Raro,Ninka Magaciisu Yahay Mustafe Cumar Ku joog Oo Ah Ganacsade ,Waxaan Ay Taasi Keentay Inay Dadkii Deegaankaasi Kabiyo Diidaan Qaabka Ay Wax,uwadaan Xildhibaanadan Iyo Xukuumadan Iswadataa Iyagoona Guud Ahaan Bulshada Degan Degmadaasi Isladhexmaraayay ,Xukuumada Iyo Xisbigeeda Kulmiye Codbaanu Kagaga Aarsan Doonaa Waxaana Ay Eegidoona Talaabada Ay Ka qaado Xukuumada Wakhtigeedii Uu Dhamaaday Ee Kuj irta Wakhtiga Kalaguurka Ah ,

 

 

Cabdiraxmaan Maxamed Cige(Cige Madia)

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews