berberatoday.com
Waddooyinka ugu muhiimsan somaliland ayay ka mid tahay waddadan xayramadle ee huduse u dhaw. God iyo dalool culusbaa ku dhacay! Rakad Mxd Sultan
July 5, 2017 - Written by Berbera Today

Waddooyinka ugu muhiimsan somaliland ayay ka mid tahay waddadan xayramadle ee huduse u dhaw.
God iyo dalool culusbaa ku dhacay!

Waa waddo in badan go’day mar iyo wax ka badanba, markii aan qiyaasay ee aan la tashaday dadkii warka ka hayay waxay caddeeyeen in qaabka iyo farsamadda lagu sammeeyay ay aad u hoosayso , gaadiidka mara oo aad u badan iyo Tayada lagu dhisay oo liidata, waxay u baahan tahay farsamo iyo aqoontii biriishyadda.

Waxaaan ugu baaqayaa wasiirka hawlaha guud Cali Xasan “Cali Mareexaan” iyo hay’adaha ku shaqadda leh in si deg-deg badan loo dhiso waddadaaa go’day laguna dhiso aqoon iyo farsamaddii ugu dambeysay.

Go’a waddadani wuxuu sababi karaa shilalka gaadiidka iyo isku dhacoodaba.

Waxay ahayd maalintii Iida oo aanu marnay halkaas dabadeedna ay nagu noqotay naxdin iyo meel aanu lexejeclo ka yeelannayba.

Shacabka iyo cidkasta oo soo martay ama marri doontaba ha u gudbiyeen wixii ay ka soo arkeen maamulka ku shaqada leh.

Badbaadinta iyo dayactirrka waddooyinku waa quruxda dawladnimo.

Waxaan odhan lahaa ha la sammeeyo kooxo la magac baxay Dayactirka waddooyinka oo goboladda iyo degmooyinka dalka oo dhan ka shaqeeya kuwaas oo haysta qalabkii Dayactirka.
Taasi waxay hoos u dhiggaysaa bur-burka waddooyinka, waxaanay kor u qaadaysaa magaca iyo masuuliyaddii dawladnimo.

Waddamada qaarkood waxa dhaca masiibooyin iyo bur-burba isla habeenkaasba waa la dayactiraa oo lamaba dareemmo in meesha wax ka dhaceen.

X/S AQoon-doon Maxamed Yaaiin Khayrsame

Rakad Mxd Sultan

Image may contain: outdoor

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews