Daawo Muuqalka”Wariye Cumar Seerbiya Oo Ka Hadley Xadhigiisi Iyo Qaabkii Loola Dhaqmey Intii Uu Xidhnaa
July 11, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wariye Cumar Seerbiya oo ka hawl gala telefishan ku yaala magaalada Moqdisho
isla markaana dhawaan xukuumada Somaliland ay xabsiga dhigtay ka dib markii laga qabtey isaga oo madaarka Hargeysa ka soo dagaya .
Cumar Seerbiya ayaa ka Hadley xadhigiisii iyo qaabkii loola dhaqmey intii uu xidhnaa waxaana uu cadeeyey in mudadii uu xidhnaa loola dhaqmay qaab aad iyo aad u fiican