Shabakada Berberatoday.com Oo Hawda Dib Ugu Soo Laabtay Ka Dib Muddo Todobaad Ah Oo Ay Hawda Ka Maqneyd Iyo Sida Ay Wax U Jireen
July 21, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shabakada wararka ee Berberatoday.com ayaa waxaa ay galabta si
rasmi ah hawda dib ugu soo laabatey ka dib muddo todobaad ah oo ay hawda ka maqneyd
Cilada jirtey ee shabakada haysatey ayaa waxaa ay aheyd mid ah dhinaca Hosting ka ay shabakadu ku jirto ah taas oo xalinteedu ay aad noogu dabo dheeratey waxa kaloo iyaguna Hawada Ka Maqnaa shabakado kaloo badan kuwaas oo isugu Jiray Kuwa Wararka Iyo Kuwo gancsi dhamaantooda Hada hawada ay Sirasmiya ugu wada Jiraan.