Afhayeenkii Aqalka Cad Ee Dalka Marayanka Oo Iminka Is Casilay Iyo Sababta
July 21, 2017 - Written by Berbera Today
USA(Berberatoday.com)-Xoghayaha warfaafinta Aqalka Cad ee dalka Maraykanka Mr Sean Spicer ayaa is casilay kadib markii uu Madaxweyne Donald Trump uu u magacaabay Agaasimihiisa Warfaafinta Anthony Scaramucci.

Spicer oo 45 jir ah ayaa la sheegay inuu aad u diidan yahay magacaabista uu Trump uu magacaabay Anthony Scaramucci oo ugu qaabilsanaa arrimaha maaliyada wargeyska caanka ah Wall Street.