Daawo Muuqalka”Gudoomiye Saleeban Oo Shaaciyey Wakhtiga Guurtidu Ku Bixi Doonto Dagaalka Ceel Afweyn Iyo Tirada Xildhibaanada Bixi Doona
July 22, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan ayaa waxaa uu
maanta shaaciyey wakhtiga ay xildhibaano ka tirsan golahasi ku bixi doonan Dagaalka Ceel Afweyn si ay u soo xaliyaan
Gudoomiyaha oo la hadlaayey xildhibaanada golihiisa waxaa uu sheegay in xildhibaano uu tiradooda ku sheegay 11 Xildhibaan ay bari ilaa maalinta ku xigta ay u bixi doonan colaada Ceel Afweyn si ay xalinteeda uga qeyb qaataan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/9eDPCJxbnN0