berberatoday.com
Ismaandhaaf Ka Taagan Xubnaha Boodhka Dekeda Berbera Somaliland Ku Yeelanayso Iyo Qoyska Madaxtooyada Oo Doonaya Inay Laba Xubnood Yeeshaan
July 24, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wararka Kasoo Baxaya Aqalka Madaxtooyada Somaliland ee Hargeysa ayaa sheegaya in Muran iyo ismaadhaaf ba,ani ka dhex aloosanyahay Qoyska Madaxtooyada Iyo Wasiirada Beesha Madaxweyne Siilanyo oo dhinac Ah iyo Wasiirada Kasoo Jeeda Beesha Subeer Awal Ee Xukumada Katirsan kuwaas oo iskuhaya qaabka Sadexda xubnood ee dawlada Somaliland kU yeelan doonto Boodhka Maamulka Dekeda Berbera oo ka koobnaan doona(7)Todoba Xubnood oo afar kamida shirkada DP World yeelan doonto.

Sadexda Xubnood ee Dawlada Somaliland Ku yeelan Doonto Boodhka Maamulka Dekeda Berbera ayaa Qoyska Madaxtooyadu damacsan yihiin in Laba Kamida ay yeeshaan kuwaas oo uu kamid noqon Doono Wiilka uu Madaxweyne Siilanyo Sodoga Uyahay ee Baashe Morgan iyo Xubin kaloo Lagu Tilaamayo Wasiirka Madaxtooyada Maxamud Xaashi Cabdi.

Wasiirada Kasoo Jeeda Beelaha Subeer Awal ee Katirsan Xukumada Siilanyo ayaa arinkaas Ka Biyo Diiday Sicadna uga Horyimi iyadoo Wasiirada Maaliyada Samsam Cabdi Aadan, Wasiirka Arimaha Debeda Dr Sacad Cali Shire iyo Wasiirka Ganacsiga Dr Cumar Shuceyb Maxamed ay Qorshahaas Qoyska Madaxtooyada iyo Beesha Madaxweyne Siilanyo wataan ku tilmaamay Mid aan suuragalayn oo marnaba aan dhacayn.

Ilaa Hada Hidisahaas Waa Laysku Marilayahay  Shirkada DP World Oo Ka War Heshayna Waxa Ay Ugu Baaqday Qoyska Madaxtooyada Iyo Xukumada Inay  Si Dagdag Ah Qorshahaas Usoo Xalilaan Mihiimadana La Siiyo Dadka Deegaanka Berbera Madama oo dhawaan La Doonayo In Lagu dhawaaqo 7da Xubnood ee noqon doona Boodhka Maamulka Dekeda Berbera oo afar kamidi noqon doonaan Shaqaale Ajinabiya oo Ushaqeeya shirkada DP World.

Qorshahan ayaa waxa uu u eegyahay Mid suuragal ka dhigaya tuhuno hore oo laga qabay Beesha Madaxweyne Siilanyo oo damacsan inay boob ku qaataan Khayraadka ilaahay ku Manaystay Gobolka Saaxil Tanina Waa Talaabaadii Udanbaysay Ee Ay Kusii xaalufinayaan Berbera haday Suuragashona waxay Hintaaqo Taageero Lumis Iyo Siyaasadeedba Ku Keenaysaa Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Oo ay Eegayaan Shacabka Reer Saaxil Talaabada uu ku Waajaho Arintan Qudh Gooyada Ahi Maadama oo Isaga Ay Baabi,inayso Haday Suugal Noqonto Lagana Yaabo Inuu taageerada Bulshada Gobolka Saaxil Ku waayo Kuwaas oo Marka Hore Faraha Hore Ku Taagnaa.

 

Ahmed Cali Yoonis

Freelance Journalist

Yoonis@gmail.com

Hargeysa/Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews