Wasaarada Arimaha Gudaha Oo Mudaharaad Xalay Gabilay Ka Dhacay Ku Eedeysay Xisbiga Waddani Una Hanjabtey Dhalinyarada “Daawo Wasiiru Dawlaha Arimaha Gudaha
July 24, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada arimaha gudaha Somaliland ayaa waxa ay mudaharaaxalay ka dhacay magaalada Gabilay ay ku eedeysay in uu ka danbeeyey xisbiga mucaaridka ah ee Waddani
Maxamed Muuse Diiriye wasiirul dawlaha wasaarada arimaha gudaha Somaliland ayaa waxaa uu sidoo kale uu u hanjabey qaar ka mid ah dhalinyarada reer Somaliland