Maxaad Ka Ogtahay Sababta Xilka Lagaga Qaaday Wasiirkii Xidhiidhka Golayaasha Qaranka Iyo Tignoolajiyada Cali Xaamud Jibriil, Maxaadse Ka Taqaanaa Wasiirka Cusub Ee Lagu Bedelay Axmed Xaaji Daahir Cilmi?
July 25, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Cali Xaamud Jibrill Waa Markii Labaad ee Laga Caydhiyo Xilalka Xukumada Madaxweyne Siilanyo Waxaanu Bilawgii Xukumada Madaxweyne Siilanyo ee 2010kii Usoo Noqday Wasiir Ka Kuxigeenka Wasaarada Waxbarashada Iyo Tacliinta sare mudo Ku siman Sadex Sanadood ayuu ahaa wasiir Kuxigeenka Wasaarada Waxbarashada Xiligaas oo ay Wasiir ka ahayd Marwo Samsam Cabdi Aadan waxaana Xilka Lagaga Qaaday iska Horkeen iyo Maamul Xumo uu wasaarada dhexdeeda ka sameeyay.