Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Saaka Si Deg Deg Ah Hargeysa Ugu Soo Laabtey Ka Dib Markii Xilkii Laga Qaadey Wasiir Cali Xaamud + Kulmo Dhex Maray…
July 26, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaciil Saylici ayaa
saaka Hargeysa deg deg ugu soo laabtey ka dib markii Shalay Madaxweyne Siilanyo Ka qaadey wasiirkii gacanta midig u ahaa ee Cali Xaamud Jibriil

Madaxweyne Ku xigeenka oo safar maalmihii ugu danbeeyey ku joogay dalka Imaraadka Carabta ayaa Hargeysa kaga soo degay saaka Hiirtii si sanqadh la,aan ah