“Baashe Morgan Waxan Leeyahay Morgankii Kaa Horeeyay Ee Ina Siyaad Bare Qabay Qaxooti Ayuu Ku Danbeeyay, Walaahi Adigana Haday Dawlad Xalaali Dhalato Xabsi Baad Ku Danbaynaysaa, Boobka Iyo Dilaalista Aad Samaysayna Waa Lagaaga Daba Imanayaa”Xildhibaan Siciid Cartan Cismaan”Daawo Muuqal
July 27, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Siciid Cartan Cismaan oo Kamida Xildhibaanada Golaha wakiilada ee laga soo doortay Gobolka Saaxil ayaa shirjaraa,id oo uu Hargeysa Maanta Ku Qabtay Kaga Hadlay Xaalada Guud ee Dalka Iyo Ta Gaarka ah ee Gobolka Saaxil isaga oo Xildhibaanku Eedo Culus dusha usaaray Wiilka Madaxweyne Siilanyo sodoga Uyahay ee Baashe Morgan oo boob ba,an ka gaystay guud ahaan dalka Gaar ahaan Magaalada berbera isaga oo Saamiyo Ku leh shirkada DP World ee Dekeda Berbera maamusha iyo Haamaha shiidaalka Berbera.