berberatoday.com
Xafiiska Shirada Isgaadhsiinta Shirkada Somtel Ee Berbera Oo Qaadashada Sim Cards Safaf Dhaadheer Loogu Jiro Iyo Sababaha Keenay Halkan Ka Akhri
July 28, 2017 - Written by Berbera Today

Berberatoday(Berberatoday.com)-Xafiiska Shirada Isgaadhsiinta Shirkada Somtel Ee Berbera ayaa bulshada isticimaasha Mobile Gacan Ee magaalada berbera ugu jiraan Kuyuu iyo Safaf Dhaadheer labadii bilood ee ugu danbeeyay Qaadashada kaadhka shirkada isgaadhiista somtel Waxaana aad ku arkaysa hadii aad bookhato xafiiska somtel ee magaalada berbera mashquul badan oo ka taagan xafiiska somtel iyo bulshadii oo si laba filaan ah u qaadanaya sim card somtel waxaan kor u kacay isticimaalka sim card shirkada somtel guud ahaan gobolka saaxil “ Arintaasi oo aanu waxa ka waydiinay madax suuq gaynta ee shirkada somtel Khadar cabdi casowe iyo sababta keentay waxa uu noo sheegay in maamulka guud ee shirkada somtel wax ka bedel ku sameeyen Numbers shirada somtel guud ahaanba somaliland arintaasina dhalisay suuqa intan leeg inuu u soo kordho shirkada somtel .waxaanu xusay in arinta mashuulku ka jirin gobolka saaxil oo kaliya ee guud ahaanba xarumaha shirkada somtel suuq badan oo xawli ah u soo kordhay waxaanu intaasi ku daray inay arintani tahay arin ilaahay loogu mahada noqo ‘ Waxa xusid mudan in shirada isgaadhsinta ee somtel hore u haystay suuqa internet ee gobolka saaxil guud ahaanba hadii arinta mobile gacantuna ugu darsanto ay tahay suuq labaad oo u soo kordhay

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews