Dastuurka Somaliland Qodobkiisa 5aad, Faraqadiisa Koowaad Waxa Uu Leeyahay”Diinta Qaranka Somaliland Waa Islaam; Waxaana Ka Reebban Geyiga Somaliland Faafinta Diin Aan Ahay Ta Islaamka”
July 28, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeusa(Berberatoday.com)-Dastuurka Somaliland Qodobkiiaa 5aad, faraqadiisa koowaad waxa uu leeyahay “Diinta qaranka Somaliland waa Islaamka; waxaana ka reebban geyiga Somaliland faafinta diin aan ahay ta Islaamka”
