Daawo Muuqalka”Xildhibaan Saleeban Cali Koore Oo Ka Hadley In Uu Ka Tanaasulay Loolankii Uu Ugu Jira Xilka Gudoomiyaha Golaha Wakiilada
August 2, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Saleeban Cali Koore oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada ayaa
waxaa uu ka Hadley in uu ka tanaasulay tartankii uu ugu jiray xilka gudoomiyaha golaha wakiilada oo maanta uu iska Casilay Cabdiraxmaan Ciro
Muddane Saleeban Cali Koore ayaa sheegay in aanu xilkaasi iska casilin isla markaana uu u tartami doono
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/miPriC-L3GM?t=100
Berberatoday.com