berberatoday.com
Muranka Ka Tagaan Doorashadi Axadi Ka Dhacday Dalka Venezuela
August 3, 2017 - Written by Berbera Today

Venezuela(Berberatoday.com)-Madaxa guddiga doorashooyinka Venezuela ayaa gaashaanka ku dhiftay eedo loo soo jeediyey oo sheegayey in la musuq maasuqay oo laga badbadiyey tirada dadki usoo baxay doorashadi uu muranka ka taagnaa ee lagu dooranayey gudi dib u qori doona dastuurka qaranka ee dalkaasi.

 

Gudiga ayaa sheegay in codbixinti todobaadki hore ka dhacday Venezuela ay ka qeybgaleen 8 milyuun oo ruux, laakin shirkad laga leeyahay dalka Ingiriiska oo qalabka tiknoolojiga ku xiisabiso cododaka ayaa sheegtay in laga been sheegay tirada dadka usoo baxay doorashada.

Mucaaradkuna oo qaadacay doorashada, ayaa iyaguna dhinacooda ka sheegay in usoo bixidda doorashadi Axaddi ay aad uga yareyd nus ka mid ah tirada ay dowaladda sheeagatay.

Madaxa Gudiga Qaran ee Doorashooyinka, Tibisay Lucena, ayaa mas,uuliyad darro ku tilmaantay warka kasoo baxay shirkada Smartmatic ee dalka Ingiriiska. Waxay ku hanjabtay in ay qaadi doonaan 

tallaabo dhinaca sharciga ah oo ka dhan ah shirkadani.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews