Cabdiraxmaan Talyanle Oo Hadda Xaqiijiyay In La Musuqay Doorashii Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Gudoomiyaha Rasmiga Ah Ee Goluhu Doortayna Isaga Yahay
August 7, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibbaan Cabdiraxmaan Maxamed Maxamud(Talyaanle) oo ka mid ahaa Murasharixii labaad ee shalay u tartamay guddoomiyenimada Golaha Wakiilada Somaliland oo hada la hadlay warbaahinta, ayaa caddeeyey in uu yahay guddoomiyaha rasmiga ah ee Golaha Wakiilada Somaliland ee ay doorteen aqlabiyadda xildhibbaanadu shalay ee codeeyey doorashadii guddoomiyenimada Golaha Wakiilada kadib markii la ogaaday in Wax isdama marin iyo Musuqmaasuq lagaga qaaday kursigaas uu ku guulaystay.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle Oo Hadlaaya