berberatoday.com
Madaxweyne Siilaanyo Oo Toddobaadkan Safar Caafimaad Ugu Noqonaya Dalka Imaaraadka
August 15, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa muddo bil iyo ayaamo ah ka dib la filayaa inuu toddobaadkan dib ugu laabto dalka Imaaraadka Carabta. Sidaas waxa Geeska Afrika u xaqiijiyay warar xogogaala oo uu helay.

Wararkan uu Geeska Afrika helay waxay sheegayaan in Madaxweyne Siilaanyo uu dalkaas u tagayo balan dhinaca caafimaadka ah oo uu la leeyahay dhakhaatiir uu safarkiisii hore soo arkay, kuwaas oo wakhtigaas u qabtay inuu muddo ka dib; dib ugu soo laabto.

Madaxweyne Siilaanyo ayaa safarkiisaas hore wuxuu qaatay  muddo ku siman 28 maalmood waxaanu Hargeysa yimid badhtamihii bishii hore ee Julay. Lama oga mudada uu Madaxweyne Siilaanyo ku maqnaan doono dalkaas, waxaana la filayaa inay socdaalkiisa ka mid noqdaan qoyskiisa iyo xubno golihiisa ka tirsani.

 

 

Xigasho Wargeyska Geeska Afrika

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews