berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Dagaal Beeleed Goordhawayd Ka Qarxay Magaalada Buuhoodle+Cidda Diriraysa+Sababta Iyo Khasaaraha Ka Dhashay Oo Warar Hordhac Ahi Kasoo Baxayaan
August 19, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-War deg deg ah oo hadda naga soo gaadhaya magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa waxa uu sheegaya in goordhawayd dagaal beeleed uu ka dhacay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn.

Dagaalkan oo khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh sababay ayaa waxa sida dad ku sugan magaalada Buuhoodle ay Berberatoday.com u xaqiijiyeen waxa dirirtu dhex maraysaa labada beelood ee Cali Gari iyo Reer Hagar oo wada daga Buuhoodle,kuwaas oo dirirtoodu ay ka Salka Ku Hayso aano qabiil oo soo dhex tiilay labadan beelood sida naloo sheegay.

Warar hordhaca oo aan la xaqiijin Karin oo kasoo baxaya khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca ayaa waxay sheegayaan in dhimasho ay tahay Afar qof halka dhaawacuna uu yahay 7 Qof,kuwaas oo labada dhinacba kasoo jeeda.

Daryanka iyo dhawaqa rasaasta ayaa wali laga maqlayaa gudaha magaalada Buuhoodle,waxaana ku kala dhex jira ciidamada Qaranka Somaliland ee ku sugan aaga Buuhoodle.

 

 

Berberatoday.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews