Maxaad Ka Ogtahay Khasaaraha Ka Dhashay Labadii Markab Ee Isku Jiidhay Dekeda Berbera?
August 21, 2017 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Sida ay Noo Xajiiyeen Qaar kamida shaqaalaha Markab ee isku dhacay Waxa Khasaare Weyni Soo Gadhay Labada markab ee Qaabka Farsamada xumada ah isugu Fhacay waxaana Markab Koonteenarada Xambaara ee CMA Kaylas Gaadhay Dhaawac Weyni Oo ah Inuu Dhinaca Ka dalooshay Kana Dalooshamay Meel sare oo aanay Biyuhu Gaadhayn Iyo Waliba Taagigiii Shiidaalka oo Goobta dalooshantay ku jiray oo daloolkaasi Gaadhay iyo shiidaalkii oo markabka Khanankiisa Hoose Ku daatay ilaa La hagaajiyana rajo Lagama qabo inuu dhaqaaqo sida ay noo xaqiijiyeen shaqsiyaad ku xeeldheer shaqada maraakiibta oo aanu wax ka weydiinay sida ay waxa noqonayaaa,