Fraansiiska Nin Gaadhi Mariyay Dad Joogay Laba Goobood Oo Basaska Laga Raaco
August 22, 2017 - Written by Berbera Today
Marseille(Berberatoday.com)-Haweenay ayaa dhimatay ka dib markii gaadhi la mariyay goob basaska lagu sugo oo ku taala magaalada Marseille ee koonfurta dalka Faransiiska, sida ay booliisku sheegeen.
Gaadhigan ayaa sidoo kale la jiirsiiyay goob kale oo basaska lagu sugo oo ku taalla qayb kale oo isla magalaada ah, arrintaasina waxay dhacday qaybihii hore ee saaka, waxaan si xun ugu dhaawacmay hal ruux oo kale.
