Safiirkii Ruushka Ee Dalka Suudaan Oo Meydkiisa Laga Helay Berked Dabaasha Ah Oo Gurigiisa Ku Taala
August 25, 2017 - Written by Berbera Today
Khartoum(Berberatoday.com)-Safiirkii Ruushka ee dalka Suudan Mirgayas Shirinskiy ayaa meydkiis laga helay barkada dabaasha oo Gurigiisa Ku dhextaala magaalada Khartuum ee dalka Suudaan maalintii Arbacada shalay, sida ay sheegeen saraakiisha booliiska dalkaasi Sudan.
Saraakiisha ayaa sheegay in markii ay arkeen arintan si deg deg ah goobta u soo gaareen dhaqaatiir caafimaad, kuwaa oo baadhitaanno ku sameeyay jirka meydka safiirka.
