berberatoday.com
Gudoomiye Kuxigeenkii Koowaad Ee Golaha Wakiilada Oo Loo Doortay Xubin Katirsan Xisbiga Kulmiye Iyo Shirgudoonkii Golaha Wakiilada Oo Hal Xisbi Kasoo Wada Jeeda
August 27, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Fadhigii ay saaka yeesheen mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa ay ku doorteen gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha wakiilada .

Kursigan oo ay ku tartamayeen Saddex xildhibaan oo laba ka mid ahi ka soo jeedaan gobalka Awdal midna ka soo jeedo gobalka Salal waxaana ay hayeen  Xildhibaan Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle , Xildhbaan Hassan Hufane iyo Xildhibaan Casood

 

Xildhibaan Axmed Yasiin Sheekh Cali Ayaanle ayaa ku guuleystay kursigaas isaga oo helay 50 xildhibaan Codkooda

Sidoo kale Xildhibaan Hassan Hufane 16 Xildhibaan

Dhinaca kale xildhibaan Casood ayaa helay hal cod

Doorashadan Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad Ee Golaha wakiilada ayaa waxa muujinaysaa in Guud ahaan shirgudoonka Golaha Wakiilada ee Sadexda Xubnood ka Koobani kasoo wada Jeedaan Xisbil Xaakimka Kulmiye.

Si Kastaba waxaa xusid mudan in doorashadan ka dhacdey saaka xarunta baarlamanka Somaliland ay dibad joog ka aheyn saxaafada Madaxa banaan

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews