HABKAN IYO TILMAAMAHAN RAAC SI FUDUD SI AAD UGU ISTICIMAASHA ADEEG E DAHAB (SOMTEL)
August 29, 2017 - Written by Berbera Today
Markaad moobile kaaga aad isticmaalayso *110*lamberka mobile 654440181 *100 afar gees markaad merchant u diraysid *113*merchant numberka*lacagta afargees prepaid markaad eDahab kaga shubanayso ama aad cidkale ugu shubayso *114*numberka lacagta lagu shubaayo*lacata # FB marwalba numberka moobile ka waxad ka horaysiinaysaa 65 marka merchantiga laga reebo oo sidiisa loogu diraayo tusaale *113*merchant no*lacagta# s/l cash waxad isticmaalaysaa mobile *770*mobileka*lacagta# merchantiag waa 773 intakale waa iskaga mid Wixii Faahfaahin ah intaa dheer kala xidhiidh xarunta somtel berbera 659001002,