berberatoday.com
Nuxurka Heshiis Dhex-Maray Kooxda Xisbullah Iyo Ururka Daacish
September 5, 2017 - Written by Berbera Today

Syria(Berberatoday.com)-Hoggaamiyaha kooxda Xisbullah ayaa sheegay inuu la kulmay madaxweynaha Syria Bashar Assad, si uu ugala xaajoodo heshiis boqolaal ka tirsan maleeshiyada Daacish looga daad gureeyey xuduudda Syria iyo Lebanon horraantii toddobaadkan.

Image may contain: 1 person, beard, hat and closeup

 

 

Khudbad uu khamiistii jeediyey ayuu Hassan Nasrallah ku sheegay inuu Assad weydiistay inuu aqbalo heshiiska oo lagu beddeshay inay xubnaha Daacish bixiyaan akhbaar ku saabsan sagaal askari oo Lebanese ah oo la qabsaday sanaddii 2014.

 

“Si shaqsi ah ayaan ugu tagay Assad, oo aan weydiistay inuu gacan ka gaysto sidii dagaalyahanada Daacish looga saari lahaa xuduudda” ayuu yidhi Nasrallah.

In ka badan 600 oo dagaalyahano Daacish ah iyo qoysaskooda ah ayaa Isniintii laga daadgureeyey xuduudda Lebanon iyo Syria.

Dagalayahanadan ayaa waxay basas geeyeen magaalada Homs, oo ay uga sii gudbayaan gobolka Deir al-Zour ee bariga Syria, halkaasi oo Daacish ay weli maamusho.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews