Daawo Muuqalka”Diwaan Galinta Codbixiyayaasha Sadex Gobol Oo Hargeysa Kujirto Oo Dib Loo Dhigay Xisbiyada Kulmiye Iyo Ucid Oo Ogolaaday Iyo Xisbiga Waddani Oo Diidmo Ku Kaliyaystay
March 28, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukumada madaxweyne Siilanyo iyo xisbigeeda Kulmiye oo adeegsanaya Gudoomiye xisbiga Ucid Faysal cali waraabe ayaa ku guulaystay inay dib udhigis ku sameeyaan diwaan galintii codbixiyayaasha ee sadex Gobol oo kamida Gobolada Somaliland oo uu kamid yahay Gobolka Maroodfijeex ama hargeysa.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka warbixintan