Muuniraw Xaaraantii Aad Madaxtooyada Uga Bartay Inaad Dib Uheshaa Waa Baabacdaas Oo Timo Kasoo Baxaan W/Q Cabdirashiid Maxamed Yasin London Uk
September 6, 2017 - Written by Berbera Today
Waxa Layaable Mudalab Hutelada garwaga iibiya ee Burco Ka shaqayn Jiray Inuu Nin waxbartay oo Naftiisa dhisay oo aanu gaadhayn kabihiisa uu Wax Ka sheego,
Aadan Xaaji Cali Axmed Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Maaha nin aad adiga oo jaahil ah oo naftaada dhisi kari waayay oo malafsiga xaaranta Ubartay inaad wax ka sheegto nin Proffesor ah oo ilaahay iyo Umadiisuba Qirayaan Inuu yahay shaqsi asluub iyo aqoon ilaahay siiyay oo muxtarim ah.
Waa la ogyahay Inuu Indhaha Kuu Jeexay Xirsi Gaabka Hantidii Umada dhacay ee Ku faana Inuu Yahay afartan Jir Afartan Milyan haysta oo xoolihii umada ah Isaga oo shan Kun oo dollar Kugu qoray myushaharka Tvga qaranka adiga oo Jaahil ah iyada oo wariyayaashii Kaa Mudnaa ee tvga qaranka joogayna ay qaadanayeen ka Ugu badani Bishii Konton Doolar Hab qabiiliya oo fool xuna uu xirsi Gaab kugu boobay hantidii Umada ee aanad xaqa ulahayn adoo Mudalab ah oo aan wax ka garanayn shaqada warbaahinta.