Daawo Muuqalka”Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile Oo Sheegay In Khilaafka Xisbiga UCID Uu Ku Dhamanayo Maxkamada Dastuuriga ah.
March 28, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Farax Qabile oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ee ka soo baxay Xisbiga UCID ayaa Sheegay in Khilaafka Xisbigaasi UCID uu Ku Dhamanayo Maxkamada Dastuuriga ah, Maalmaha soo socda