“Kulmiye Guul Uma Aha Inuu Waayo Masuul Qiimo Ku Leh Deegaanka Uu Kasoo Jeedo, Kumaan Farxin Dhawaaqaa Maayir Cabdale Ee Inuu Kulmiye Gabi Ahaanba Ka Baxay” W/Q Maxamuud Axmed Baar-cad
September 12, 2017 - Written by Berbera Today
Kulmiye guul uma aha inuu waayo Masuul qiimo ku leh deegaanka uu ka soo jeedo, kumaan farxin dhawaaqaa Maayir Cabdale ee inuu Kulmiye gabi ahaanba ka baxay.
Cabdalde Sandheere waa maayirkii hore ee degmada Berbera miisaan culus ayuu Saaxil ku leeyahay, aad ayaan uga xumahay walahi inuu Xisbigayga ku qanci waayo, kaliya waxaan ogahay qadarinta loo hayo iyo sida uu masayr ummadeed u matali karo nasiib Wacan Adeer.
