berberatoday.com
Askari Katirsan Ciidanka Booliska Somaliland Oo Laba Nin Oo Oromo Ah Qudha Kaga Jaray Rasaas Uu Ku Furay Kaantaroolka Magaalada Arabsiyo Iyo Sababta Keentay
September 14, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Askari Ka Tirsan Ciidanka Booliska Somaliland Ayaa Kaantaroolka galbeedka Hargeysa Ee Magaalada Arabsiyo Ku Toogtay Labo Nin oo Oroma Ah Kuwaas oo Isla Goobtii Ku Nafbaxay Waxaana Mid Kaloo Kamida Dadka Qoomiyada oromada Kasoo Jeeda.

Waxa La Sheegay Ninka Askariga Ah Ee Labada Nin Ee Oromada Ah Toogtay Ayaa Qaar Kamida  Eheladdiisa Lagu Laayay Haawaday Oo ah Deegaanka Oromaddu Dadka Somalida Ah Ku Laysay Maalmihii Udanbeeyay Kuwaas Oo Hada La sheegayo Inay Hada Dhimashadu Marayso Boqolaal Ruux oo Ubadan Dadka Somaliland Udhashay ee Jaadka Ka Ganacsada Ee Haawaday ujooga Ganacsatada Jaadka Somaliland Keena.

Askarigan Labada Nin ee Oromada Ah Qudha Ka Jaray Ruuxa Sadexaadna Ku Dhaawacay ayaa La Sheegay In Xabsiga Loo Taxaabay Kiiskiisana La Baadhayo.

Wasiiru Dawlaha Amniga Ee Wasaarada arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye Ayaa Wariyaha BBC-da Laanteeda Afka Somaliga Ee Somaliland Axmed Siciid Cige Usheegay In falkaasi dhacay Askarigii Gaystayna Xabsiga Loo taxaabay Oo Kiiskiisa La Baadhayo Sidoo kalena Waxa Uu wasiirku sheegay In Heegan Culus La Galiyay Guud Ahaan Ciidamada Amaanka Somaliland Lana Ilaalinayo In Dhibaato Loo Gaysto Dadka Kasoo Jeeda qoomiyada Oromada ee Guud ahaan Gobolada dalka Ku sugan.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews