Daawo Muuqalka”Marwada Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Kabo Adag Utolatay Kaanbeynka Xisbiga Kulmiye Iyo Deegaano Ay Booqatay
September 22, 2017 - Written by Berbera Today
Borama(Berberatoday.com)-Marwada labaad ee qaranka Somaliland isla markaana ah marwada madaxweyne ku xigeenka Marwo Raxma Xaaji Maxamed Suldaan ayaa waxaaa ay u muuqataa in ay ku soo biirtey kaanbeynka xisbiga Kulmiye uu mar labaad ugu jiro in uu talada dalka ku qabto
Marwadan oo safar sanqadh yaraan ah dhawaan ku timid magaalada Borama ayaa waxaa ay safar ku tagtay degaanada Xariirad ee waqooyiga magaalada Borama , halkaas oo goobihii lagu soo dhaweeyey lagu xardhey xisbiga Kulmiye .