berberatoday.com
Odayaasha,Aqoonyahanka Beesha Akisho Oo Kashifay Sawir Gacmeed Xisbiga Wadani Damacsanyahay In Ololaha Kula Galo
September 23, 2017 - Written by Berbera Today

Hargaysa(Berberatoday.com)-Salaadiinta,Aqoonyahanka Beesha Akisho oo kashifay Sawir Gacmeed Xisbiga Wadani Damacsanyahay in ololaha ku galo, kulan ay  iskugu yimaadeen ayay fariin umariyeen in ay hore usheegeen cida codkooda siin doonaan ay tahay Mudane muuse biixi cabdi “waxaan fariintan udiraynaa Xisbiga wadani oo hab dhaqanka beelaha iyo cida hogaanka ka ah garanayni uu dusha ku sito wiilyar saxaafada ku jirra Yahye Sh ismaaciil filin riwaayad ah u dhigayo abaabulna ugu jiro sidii uu sawir gacmeed been ah kula gali lahaa, dhaqdhaqaaqyadani waa kuwa jar karidi doona Xisbiga wadani ”

Beeshan oo ka mid ah beelaha gabilay dagan waxay xaflado badan ka sheegeen in ay beel ahaan taageersan yihiin Xisbiga kulmiye waxaana naga goan inaan wixii been abuur ah beenin doono, Mid ka mid ah beesha ayaa wuxuu yidhi “waxaa nagu maqaalo ah in ragga sawir gacmeedka samaynayaa ay diyaarinayaan xaflad dad looga soo guri doono hargeisa laguna qaban doono gobolka gabiley ay diyaarin doonaan maalmaha soo socda,balse waxaan maamulka Gobolka gabiley u sheegaynaa in ay ka hortagaanxafladaha isku dirka beelaha ee deegaanka Gobolka gabilay lagu qabanayo dhaqdhaqaaqa gobolkana la socdaan.

 

Aqoonyahan Samatar Cali geele

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews