Daawo Muuqalka”Mayar Cabdale Maxamed Carab Oo Maanta Sirasmiya Ugu Biiray Xisbiga Waddani Xaflad Balaadhan Oo Ilyartu Isqabatayna Loogu Sameeyay Berbera Iyo Jawaab Adagoo Uu Hawada Umariyay Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Ramaax Cali Hayste
September 27, 2017 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Siyaas Cabdale Sandheere maayarkii hore ee magaalada Berbera ayaa waxaa uu maanta si rasmi ah ugu biiray xisbiga mucaaridka ah ee Waddani oo u ku sifeeyey in ay maanta ku jirto bad baadada Somaliland
Cabdale Sandheere ayaa waxaa uu sidoo kale weerar afka ah ku qaadey xisbiga Kulmiye iyo badhasaabka gobalka Togdheer Maxamuud Cali Saleeban Ramaax oo ay isku Deegan ka soo jeedaan isla markaana uu sheegay in Ramaax ay reer Burco u bixiyeen Badhasaab Guryo Cune halka ay Reer burco Ubixiyeen Gudoomiyihii Ka Horeeyay Magaca Qabyo Tire