“Ramaax Waxan Leeyahay Labadeenaba Burco Abaal Ayay Inagu Leedahay Adaase Nasiib Uhelay Inaad Badhasaab Ka Noqoto Hase Yeeshee Waad Ina Ceebaysay Oo Waxay Kuu Bixiyeen Guryo Cune Halkay Badhasaabkii Kaa Horeeyayna Ubixiyeen Qabyo Tire”Ex Mayer Cabdale Maxamed Carab Oo Hadalo Kulul Ku Ganay Badhasaab Ramaax”Daawo Muuqal
September 29, 2017 - Written by Berbera Today
Berbera(Berbera(Berberatoday.com)-“Ramaax Waxan Leeyahay Labadeenaba Burco Abaal Ayay Inagu Leedahay Adaase Nasiib Uhelay Inaad Badhasaab Ka Noqoto Hase Yeeshee waad Ina Ceebaysay,Badhasaabkii Kaa Horeeyay Reer Burco Waxay Ubixiyeen Qabyo Tire Oo Magac wanaagsana Adigana Waxay Kuu Bixiyeen Guryo Cune”Cabdalle Maxamed Carab Oo Hadalo Kulul Ku Ganay Gudoomiye Ramaax”Daawo Muuqal