Xukuumada Xamar Oo Ku Dhawaaqday In Gobolo Ka Tirsan Somaliland Ka Furayso Xafiisyo Lagu Bixiyo Baasaboorkooda Iyo Aamusnaanta Xukuumada Siilaanyo
March 30, 2016 - Written by Berbera Today
Muqdisho(Berberatoday.com)-Taliyaha laanta socdaalka dawladda Soomaaliya Generaal Gaafaw, ayaa shaaca ka qaatay inay gobolo ka tirsan Somaliland ka furi doonan xafiisyo lagu bixiyo baasboorka Soomaaliya, Isla markaana wuxuu sheegay in qaarkood hore looga furay.