Daawo Muuqalka”Xisbiga Waddani Oo Sheegay In Guddida Doorashada Lagu Qasbay Dib U Dhigista Diwaan Gelinta Codbixiyayaasha
March 30, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Masuuliyiinta xisbiga mucaaradka ah ee WADANi oo manta shir jaraa’id ku qabtay xafiiska xisbiga ee magaalada hargeysa ayaa waxa dhaliilo xoogan usoo jeediyeen xukumadda Somaliland iyo gudida komishanka qaranka Somaliland, iyaga oo ku eedeeyey inay xukumaddu dab aka riixayso in dib loo dhigo diiwaangalinta .
WARKAS OO FAH FAAHSAN KA DAAWO HALKAN
Berberatoday.com