“Ganacsatada Xukuumada 30 Cisho U Hadhay Wax Ka Iibsanaya Waxaanu Leeyahay Lacagtiina Ha Iska Khasaarinina ..” Musharax Cabdiraxmaan Ciro”Daawo Muuqal
October 5, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxaa uu maanta khudbad dhinacyo badan taabaneysa u jeediyey siyaasiyiin iyo tageerayaal cusub oo ku soo biiray kuwaas oo ka soo jeeda deeganada Konfurta Hargeysa iyo Salaxley
Musharax Cabdiraxman Ciro ayaa waxaa uu digniin culus u diray ganacsato uu sheegay in xukuumada 30 ka cisho u hadheen wax ka iibsanaya taas oo uu ugu baaqay in aaney lacagtooda iska khasaarinin
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/fbWRW7DBrvc