Guddiga Anshaxa Oo Hay’adda Shaqaalaha Ka Dalbatay In Anshax Marin Lagu Sameeyo Agaasime Xinif
October 9, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddida anshaxa doorashooyinka ayaa guddoomiyaha haayada shaqaalaha dawlada Sharmaake Axmed Muxumed Geele ku amray inuu talaabo anshax marineed uu ka qaado Cabdikariin Axmed Maxamed (xinif) oo ah agaasimaha maaliyada ee Komishanka la dagaalanka AIDS-ka oo lagu arkay liiska soo xulayaasha goobjoogayaasha xisbiga Kulmiye.
