berberatoday.com
Daawo Wareysi: Dr. Edna Aadan Iyo Safarkeedii Norway Iyo Qaybo Ka Mid Ah Taariikhdeeda..09.10.17
October 9, 2017 - Written by berberatoday berberatoday

Daawo Wareysi: Dr. Edna Aadan Iyo Safarkeedii Norway Iyo Qaybo Ka Mid Ah Taariikhdeeda..09.10.17

Wareysi: Dr. Edna Aadan Iyo Safarkeedii Norway Iyo Qaybo Ka Mid Ah Taariikhdeeda

Halkan ka daawada waraysi uu suxufiga Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare) uu Dr. Edna Aadan Ismaaciil kaga qaaday magaalada Oslo ee dalka Norway. Halkaas oo ay kaga qayb gashay shir caalami ahaa oo ku saabsanaa caafimaadka haweenka, isla markaana intii ay Norway ku sugnayd ay kulanno la yeelay madax ka mid ah dawladda Norwiijiga .

Waraysigan uu Cabdishakuur Heersare la yeeshay Dr. Edna oo ku baxay barnaamijka Kulanka Gorfaynta ee laga sii daayo idaacadda maxalliga ee Maqal Radio oo Oslo iyo nawaaxigeeda laga dhegaysto, ayaa ka kooban laba qaybood oo kala ah; ujeedada safarkeedii ay Norway ku tagay iyo qaybo ka mid ah taariikhdeeda.

Daawasho wacan.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews