berberatoday.com
Huteelada Hargeysa Afarta cishee hore ayay Wacan yihiin….. Faalo berbera today.com
October 9, 2017 - Written by berberatoday berberatoday

Faaladan oo aanu ku eegi doono maalmaha soo socda hadii alle yidhaa nolosha hadba halkii wax ka qaldan yihiin ee bulshada laga sixi karo.

waxaan maanta mawduuc ka dhiganey Huteelada  hargeysa ama somaliland kuwa cunto ama hurdo (Restoren + hotel)

waxaa somaliland caan baryahan danbe ka noqdey meheradaha hoteeelada oo layska daba furo midba mid walow aad odhan karto waxaa bishii la furaa laba ama mid , hadaba waa sidee hotelada casriga ah ee baryahan danbe lagu soo qamaamey ee ganacsiga aan loo meel dayin ah .

somaliland waxay aad ugu dheeraysaa waxaa la yidhaaahdo copy.

ganacsi kasta ood sameysana copy baa kugu xiga mudo gaaban gudahood,

hadaba hudheelada cuntada ama hurdada waxaad arkeysaa hudheelku intuu cusub yahay inuu soo dhaweyn fiican yahay , cuntofiican yahay , wada nadiif yahay , maalmo ka dib waxaad arkeysaa markuu macmiil farabadan helo inaanu intiiba lahayn markaa dhaqanka dadka ayay ka mid tahay guurguuriduye waxaad arkeysaa iyadoo hadana laga guurey oo la leeyahay afartii cishee horey ahayde ka guura .

somaliland dhawr hudheel ayuunbaad odhan kartaa 10 sano ama wax ka badan ayay jireen oo macmiisheedu iney sii kordheen mooyee aan waxaba ka dhici………

 

la soco qisooyinka dhabta ah ee aanu kala kulaney hotelada qaar

 

qeyb danbe hadii alle yidhaa

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews