Faysal Cali Waraabe Oo Khadar Jaamac Aadan(Khadar Jawaqsi)Umagacaabay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Gobolka Saaxil
October 9, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha ahna Musharax Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta Umagacaabay Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Ee Xisbiga Ucid Mudane Khadar Jaamac Aadan oo ku Magac dheer Khadar Jawaqsi kana Mida dhalainyarada reer Berbera ee Firfircoon.