Mdaxweynaha Cusub Ee Waddanka Myanmar Oo Loo Dhaariyay Xilka Madaxtimada Ee Dalkaasi.
March 31, 2016 - Written by Berbera Today
Myanmar(Berberatoday.com)-Dalka Myanmar ayaa dhaariyey madaxweynihii ugu horreeyey oo rayid ah oo dalkaas uu yeesho muddo ka badan nus qarni.
Htin Kyaw oo 70 jir ah, ayaa maanta lagu hor dhaariyey xildhibaannada baarlamanka, isaga oo ballan qaaday inuu daacad u noqon doono dalka Myanmar.