Kominshanka Doorashooyinka Somaliland Oo La Filaayo In Ay Maanta Ku Dhawaaqan Tirada Rasmiga Ah Ee Codbixiyayaasha Isdiwaan Galiyay Ee Doorashada Codkooda Dhiibanaya
October 10, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa la filayaa in ay maanta abaaro 11:00 subaxnimo
ay si rasmi ah ugu dhawaaqaan liiska rasmiga ah ee cod bixiyayaasha ka qeyb qaadan doona doorashada la filaayo in ay dalka ka dhacdo 13.11.2017 .