Jaaliyada Finland oo tacsi udiraysa Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Siciid jaamac (siciid ucid)
October 16, 2017 - Written by berberatoday berberatoday
Dhamanjaaliyada somaliland ee dalka finland oo uhoreeyo madaxada jaaliyada gudoomiyaha xasan cali sadexle iyo cabdilaahi aadan rooble iyo dhaman maamulka iyo madaxa jaaliyada somaliland ee finland,
waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan ehelkii iyo qaaraabadii uu ka geeriyoodey siciid jaamac yuusuf (siciid ucid) oo shalay ku geeriyooday dalka finland
siciid ucid waxaa uu ka mid ahaa aasasayaashii jaaliyada iyo odayda bud dhiga u ahaa in somaliland xafiis ku yeelato wadankan oo uu daganaa ilaaa 1990kii
siciid jaamac alle how naxariistee waxaa uu ahaa qof macaan oo dadka isku haya , oday waayeel ah oo dad yaqaan ah , aqoonyahan odorasa siyaasada .
siciid alle how naxariisto godkana how nuuree waxaa maalmaha soo socda lagu aasi doonaa finland .
dhaman jaaliyada finland inshaalah ha ka soo qeyb galaan aaskiisa in shalllah …….
Ehelka iyo qaraabada ayaan dhaman uwada direynaa tacsi iyo inuu illahay inaga siiyo smir iyo iimaan